Hargeysa, (HargeisaPress) — Masuuliyiinta Wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa maanta ka hadlay maalinta qaldan ee loola baxay maalinta jacaylka aduunka oo ku began 14-Feb.
Waxaanay ay u digeen dhalinyarada Somaliland inay xusaan maalintaasi oo ay sheegeen inay tahay maalin aanay diinteena islaamku ogalayn.
Halkan ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa