Hargeysa, (HargeisaPress) — Ururka NOMAD oo ah urur samafal ah oo saldhigiisu yahay Dalka Britain ayaa deeq lacageed oo loogu talo galay shaqaalaha Waadhka umulaha ee Cisbitaalka Guud ee Hargaysa waxay ku wareejiyeen ururka umulaha iyo Nurse-ka ee Somaliland.
HALKAN KA DAAWO
Home Latest News Daawo Muuqaal: Ururka NOMAD oo Deeq Gaadsiiyey Waadhka Umulaha Cisbitaalka Hargaysa