Daawo Muuqaal: Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Ka Waramay Qabashada Gaadiid Ay Adeegsanayeen Dadka Wax Tahriibiya

0
923

HARGEISA, (HargeisaPress) β€”Taliyaha guud ee laanta Socdaalka Somaliland oo maanta ka waramay gaadiid ay ku soo qab-qabteen, iyada oo dadka si sharcidarro ah loogu tahriibinayey.

Taliyaha oo iyana ka waramayey halka ay mareyso hawshii dalka lagaga saarayey dadka aan sharciga ku joogin.

 

 

 

 

 

 

Warkaas oo dhameystirani waa kan hoose ee daawasho haboon:

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here