Hargeysa, (HargeisaPress) — Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL ayaa tababar u xidhay qaybo ka mid ah hawlwadeenada wasaaradda, qaar kalena u furay tababar.
Tababarkan oo ay Shaqaaluhu ku qaadanayeen Culuunta Casriga ah ee Saxaafada ayaa Mas’uuliyiinta Wasaaraddu halkaasi ka hadleen.
HALKAN KA DAAWO
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
info@hargeisaPress.com