Daawo Muuqaal: Suldaanka Guud ee Bariga Somaliland oo Taageeray Musharaxnimada Xaglo-Toosiye

0
823

Hargeysa, (HargeisaPress) — Suldaanka Guud ee Bariga Somaliland Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo ku sugan Caasimada somaliland ayaa munaasabad hadhimo sharafeed ah u qabtay musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Dr Saleebaan Ciise Axmed, munaasabadaas oo ay ka soo qayb galeen Wasiiro ka tirsan Xukuumada, Xildhibaano, Madax dhaqameed, Xubnaha Golaha dhexe ee Kulmiye kaga jira Beesha Harti iyo waxgarad kale.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here