Cape-Town, (HargeisaPress) — Dawlada Somaliland ayaa si rasmi ah uga qayb gashay shirweynaha caalamiga ah ee dhaqaalaha adduunka kaasoo ka dhacaya Magaalada Cape-Town ee Dalka K/Afrika.Wasiirka wasaaradda arimaha Dibada Md Maxamed Biixi Yoonis oo kelmadii Somaliland ee shirweynahaasi jeediyey waxa uu sheegay in Somaliland ay ka banaan yihiin fursado maalgashi, dawlad ahana ay qaadayaan talaabo kasta oo maalgashadayaasha u fududaynaysa hawlahooda.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com
hargeisapress@gmail.com