Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiir ku xigeenka wasaaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka badda Md Xaaji aadan Cilmi oo socdaal shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa oo maanta dib u soo laabtay ayaa ka warbixiyey socdaal uu ku tegay dalalka waqooyiga afrika iyo wadahadal uu dalka Morooko kala yeeshay dhanka kaluumaysiga iyo sidii ay labada wadan Somaliland iyo Morooko isaga kashan lahaayeen dhanka kheyraadka badaha.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com