Hargeysa, (HargeisaPress) — Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah Culimada Magaalada Hargeysa, ayaa khudbadii Jimcaha ee Maanta ka hadlay Dilkii Taliye Casayr iyo Dilalka Saraakiisha Mudadii Xukuumadda Kulmiye Xukunka hayey.
Khudbadda sheekha oo maqal iyo muuqaal ah, ka daawo halkan hoose:
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com