SAYLAC , (HargeisaPress) —Wasiirka Boosaha ee JSL Md Axmed Cabdi kaahin oo socdaal ku maray gobolada Galbeedka Somaliland ayaa kormeer ku tegay xaaladda uu ku sugan yahay mid ka mid ah schoolaad-ka Magaalada Saylac oo khatar ugu jira inay Biyaha Baddu ka go’doomiyaan Magalada inteeda kale
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com