Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo maanta xarunta Wakiilada kula hadlay saxaafadda dalka ayaa waxa uu ugu horayn ka hadlay aragtidiisa ku aaddan joojinta ay Somaliya joojisay duulimaadadoodii iman jiray Dalka Somaliland.
Dhanka kalena Xildhibaan nacnac waxa uu xusay qaar ka mid ah dalalka lagu tegi karo baasaboorka Somaliland xaqqa ay Somaliland u leeahay inay dadka ajaanibta ah u samayso sharciyo ay ku joogaan Dalka.
Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka Warkan
HargeisaPress News Desk — Hargeysa