Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta Madaxweynaha & Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Hortooda lagu dhaariyey Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ka kooban 7 Xubnood, waxaana dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare.
HALKAN KA DAAWO
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
info@hargeisaPress.com