Daawo Muuqaal: Madaxweyne Siilanyo Oo Ka Hadlay Ahmiyada Kominsha Doorashooyinka oo maanta hortiisa lagu dhaariyay

0
1220

Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta Madaxweynaha & Madaxweyne Ku Xigeenka  JSL Hortooda lagu dhaariyey Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ka kooban 7 Xubnood, waxaana dhaariyey Gudoomiyaha Maxkamada Sare.

HALKAN KA DAAWO


HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY