Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Dawladda Somaliland ayaa maanta oo Sabti ahayd waxay ka qayb galeen Munaasabad Balaadhan oo lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee Ilaalinta xuquuqda caruurta oo ku beegnayd 20 bisha Nov.
HALKAN HOOSE KA DAAWO
Hargeisa Press News Desk — Hargeysa