SHEIKH, (HargeisaPress) — Maayaradda dalka Somaliland ayaa waxa maanta shir uga furmay magaalada sheikh oo kamida gobolka saaxil shir ay iskugu yimaadeen dhamaan maayarida degmooyinka dalka Somaliland.Shir Saaka Ugu Bilowdey Qaar Ka Mid Ah Maayarada Dalka Oo Ku Saabsana Mashruuca Maamul Daadejinta Ee JPLG.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com