Gabiley, (HargeisaPress) — Maayarka magaalada gabiley shucayb maxamed muuse ayaa caawa xadhiga ka jaray hotel cunto oo casri ah oo caawa laga furay magaalada gabiley hoteelkan oo loogu magac daray bookh ayaa waxaa hirgaliyay ganacsade Maxamed Cabdilaahi jaamac.
halkan hoose ka daawo xafladii furitaanka hoteelkaa: