HARGEISA, (HargeisaPress) — Ganacsatada Waawayne ee wax kala soo dega dekeda Berbera ayaa cabasho balaadhan ka muujiyay cashuur lagu kordhiyay koontiinarada ay kala soo degaan dekeda Barbara, waxaanay ganacsatadani, Waxayna ganacsatadani intaasi ku dareen inay joojin doonaan koontiinarada ay la soo degijireen inta wax laga qabanayo cashuurta lagu kordhiyay.
Ganacsatadan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiska rugta ganacsiga ee ku taal magaalada Hargaysa, waxaana shirkan fadhiyay inta badan ganacsatada wax kala soo degta dekada Berbera.
Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa