Daawo Muuqaal: Dhismaha Cusub ee Loo Dhisayo Ciidanka Badd

0
761

Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha Md Cali maxamed warancadde ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo loo dhisayo Taliska ciidanka Booliska Somaliland. waxkale oo ka qayb galay Wasiirka wasaarada warshadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse.

Β 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here