Daawo Muuqaal: Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Sheekeeyay Qiimaha Haamaha Shidaalku La Lahaayeen Madaxweyne Siilaanyo Wakhtigii SNM

0
716

Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa sheegay in Madaxweyne baajiyay qorshe SNM ku doonaysay inay qarxiso haamaha kaydka shidaalka Berbera wakhtigii SNM balse hadda uu la yaaban yahay sababta Madaxweyne Siilaanyo isagoo dalka madaxweyne ka ah uu u dhaxal wareejinayo.

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here