Daawo Muuqaal: Barnaamijka Xulka Iyo Xidiga ee Todobaadkan Oo Marti inoogu yahay Fanaanka Maxamed Cirro oo Saaray Hees Cusub Ku soo Dhaweeyay Sannadka Cusub

0
829

HARGEISA, (HargeisaPress) — Barnaamijka Xulka Iyo Xidiga oo ay soo saarto Hawraar Media  ayaa todobaadkan waxan ku soo qadan doona Fannaanka Codka Macaan, Ee Maxamed Axmed Bakaal (Cirro), Oo Hees Cusub Ku soo Dhaweeyay Sannadka Cusub Ee 2016-ka, ”KA ILAALI NABARADA…. OO KU NAGOW QALBIGA”

 

 

 

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here