Burco (Hargeisa Press.com): Isu-duwaha wasaaradda caafimaadka Somaliland u qaabilsan gobolka Togdheer ayaa maanta magaaladda Burco ka furay barnaamij la xidhiidha arrimaha caafimaadka bulshadda.
Dr. Aadan Malaay, oo hadal ka jeediyay furitaanka barnaamijkan caafimaad ayaa faahfaahin ka bixinayay qaybaha uu mashruucani ka kooban yahay.
Waxaanu sheegay in barnaamijkaasi uu ka taageerayo bulshadda gobolka Togdheer dhinacyadda caafimaadka iyo nafaqo-celinta. Kaasoo daboolai doona 27 xanaano.
Halkan Ka Daawo Isu-duwaha oo Barnaamijkaasi Ka Warbixinaya:
Hargaisa Press.com/Hargaysa Somaliland.