Daawo: Marnaamij Caafimaad Oo Laga Daahfuray Magaaladda Burco

0
877

Burco (Hargeisa Press.com): Isu-duwaha wasaaradda caafimaadka Somaliland u qaabilsan gobolka Togdheer ayaa maanta magaaladda Burco ka  furay barnaamij la xidhiidha arrimaha caafimaadka bulshadda.

Dr. Aadan Malaay, oo hadal  ka jeediyay furitaanka barnaamijkan caafimaad ayaa faahfaahin ka bixinayay qaybaha uu mashruucani ka kooban yahay.

Waxaanu sheegay in barnaamijkaasi  uu ka taageerayo bulshadda gobolka Togdheer dhinacyadda caafimaadka iyo nafaqo-celinta.  Kaasoo daboolai doona 27 xanaano.

Halkan Ka Daawo Isu-duwaha oo Barnaamijkaasi Ka Warbixinaya:

Hargaisa Press.com/Hargaysa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here