HARGEISA , (HargeisaPress) —Ciidamada maleeshiyaadka Khaatumo ayaa maanta soo bandhigay saanad malateri oo ay siisay dawlada somaliya iyo waliba udiyaar garawga ay ugu jiraan sidii ay dagaal ula gali lahaayeen cidamada qaranka somaliland ee ku sugan magaalada buuhoodle.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com