Daawo: Khudbadii Badhasaabka Sool Ee Xuska 29 Guurrada Ciidanka Qaranka

0
445

Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, ayaa sheegay in ciidanka qaranka Somaliland ay yihiin geesiyaal u hagar baxay dalkoodda oo aanu cadowgu soo hawaysan Karin.


C/kariin Aadan Diiriye, oo khudbad dheer ka jeediyay munaasibadii xuska 29-guurradda aasaaska cidanka qaranka Somaliland oo shalay ku beegnayd oo lagu qabtay gobolka Sool.


Waxaanu badhasaabka Sool hanbalyo iyo bogaadin u diray ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland dabaal daga Sanad Guuradoodii 29aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay.

Daawo: Khudbadii Badhasaabka Sool Ee Xuska 29 Guurrada Aasaaska Ciidanka Qaranka JSL:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here