MOGADISHU, (HargeisaPress) — Mooshinta ka dhanka ah Madaxweynaha Somalia ee baarlamaanka hor yaala ayaa magaalada Muqdisho ka abuuray Xaalad siyaasadeed oo ku aadan fulinta mooshinkaasi iyo sidii loo dambabasi lahaa ee madaxweynaha looga baajin lahaa xilka xayuubinta.
Farshaxanka Aamin Camir, ayaa sawir kartoon ku muujiyay qorshe cusub oo hogaanka golaha wasiirada iyo golihiisu wadaan oo ku aadan sidii lacagta lagu dambabasayo mooshinka ee la siin lahaa xildhibaannada Madaxweynaha diidan aanay wasiirada u dhaafi lahayn.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com