Laascaanood, (HargeisaPress) —badhasaabka gobolka sool mustafe cabdi shiine oo sheegay in ciidamo uu wato cali khaliif ay soo galeen magaalada laascaanood islamarkaana ciidamada somaliland is waydarsadeen xabado
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/LBuq4i978JA
warbaahinta hargeisapress
laascaanood office