Hargeysa, (HargeisaPress) — Culimada Qaadiriyada/Timo-waynta ayaa kulan ay maanta iskugu yimaadeen magaalada Hargeysa waxay si adag ula hadleen xukuumadda Somaliland,waxaana ay eedaymo kulul usoo jeediyeen madaxwayne Siilaanyo iyo wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland.
Home Latest News Culimada Qaadiriyada Oo Si Adag Ula Hadlay Xukuumadda Somaliland Madaxwayne Siilaanyo Iyo...