Guddoomiyihii hore Doorashooyinka Somaliland oo ka hadlay muranka ka taagan qalabka-indhaha

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Gudoomiyihii hore ee Guddida Komishanka Doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-Raac), ayaa waxaa uu ka hadlay muranka xoogan ee ka taagan...

Imtixaanka shahaadiga ah ee Somaliland oo la soo gaba-gabeeyay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland oo uu weheliyo Guddoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka, ayaa maanta si rasmiya u soo xidhay imtixaanka...

Peter Pham: “Madax-bannaanida iyo Aqoonsiga Somaliland waxay dani ugu jirtaa Mareykanka”

0
Washington (Hargeisa Press)- Dr. J. Peter Pham oo ah khabiir falanqeeya siyaasadda iyo ammaanka, isla markaana ahaa  diblomaasiyiintii hore ee Mareykanka, ayaa Xukuumadda iyo...

Madaxweynaha Somaliland oo caddeeyey in saxeexa heshiiskii Itoobiya dhawaan dhici doono

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu si gaar ah uga hadlay heshiiskii is af-garad ee ay dhawaan wada gaadheen dowladdaha...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo ku baaqay in doorashada xiligeeda la qabto

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa bulshada reer Somaliland ku bogaadiyay munaasibadda maalinta xorriyadda ee 26-ka...

Munaasibad loogu dabbaaldegayo xuska 26-ka June oo Madaxtooyada lagu qabtay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Munaasibad ballaadhan oo loogu fooladaynayo 64-guurada kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeeda ka qaadatay dalka Ingiriiska, ayaa xalay lagu qabtay madaxtooyada...

Madaxweyne Biixi oo sheegay in nidaamka sawirka indhaha doorashooyinka lagu galayo

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibada xuska maalinta xoriyadda Somaliland ee 26 June oo...

TOOS: Xuska Sannad-guurada 64aad ee ka soo wareegtay Xoriyadda Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Afar iyo Lixdan sano ka hor, waxa ay ahayd maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 26-kii June 1960 oo...

Faysal Cali Waraabe oo Golaha Wakiillada uga digay carqaladeynta Heshiiska Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu eedaymo culus u jeediyay Xildhibaanada aqalka golaha Wakiillada...

Somaliland: Hooyo Umul ah oo u fadhiisatay imtixaanka shahaadiga

0
Dhoqoshay (Hargeisa Press)- Waxaa saacadihii ugu dambeeyay baraha bulshada si weyn ugu faafay sawirka Hooyo Umal ah oo ku nool degmada Dhoqoshay ee gobolka...