Diblomaasi Mareykan ah oo hal arrin ku boggaadiyay Guddida Doorashooyinka Somaliland
Washington (Hargeisa Press)- Ergaygii hore ee Mareykanka u qabilsanaa gobolka saxaraha ka hooseeya ee Afrika Mr. J. Peter Pham, ayaa Guddida Doorshooyinka Somaliland ku ammaanay jadwalka...
Agaasime Axmed Abokor oo faah-faahiyay kulankii ay la-qaateen dallada dhallinyarada Han-mideeye
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Axmed Abokor Maxamed, ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan ay maanta wada yeesheen...
Ganacsade Cali Cumar Guuleed oo soo dhaweeyay jadwalka mucayinka doorashada
Hargeysa (Hargeisa Press)- Mulkiilaha Hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa, Ganacsade Cali Cumar Guuleed oo dalka in muddo ah ka maqnaa, isla-markaana dib ugu soo...
Faysal Cali Waraabe oo ka digay shirqoolo Jabuuti iyo Soomaaliya wadaan
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa ka digay shirqoolada ay wadaan Jabuuti iyo Soomaaliya ee lala...
Dallada Dhallinyarada Han-mideeye oo maamuustay-masuuliyiinta Xukuumadda ee kasoo jeeda Gobolka Saaxil
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dallada dhallinyarada Han-mideeye ee metesha gobollada Maroodi-jeex, Saaxil, Tog-dheer iyo Daad-madheedh, ayaa qado sharafeed maanta ku maamuusay masuuliyiinta Xukuumadda ee deegaanadaasi...
Magaalada Hargeysa oo Biyo la’aan noqoneysa muddo 3 cisho ah
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maareeyaha guud ee Wakaaladda Biyaha ee magaalada Hargeysa Maxamed Cali Daarood, ayaa waxaa uu maanta sheegaya in magaalada Hargeysa ay 3...
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo soo saaray Jadwalka hawl-qabashada Doorashooyinka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa maanta soo saaray maalmaha mucayinka ah ee qorsh-haweedka doorashada ee 2024-ka, kaasi oo ay ku soo...
Somaliland oo ka hadashay xidhiidhka Xasan Sheekh iyo Al-shabaab
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay jawaab kulul ka bixisay hadalkii ka soo yeedhay Wasiirkii hore arrimaha dibadda Soomaaliya, sidoo kalena ahaa...
Saraakiil ka socda Midowga Yurub iyo Hay’adda EUCAP oo gaadhay Berbera
Berbera (Hargeisa Press)- Wefti saraakiil ah oo ka socda Midowga Yurub iyo Hay’adda EUCAP, ayaa maanta waxaa ay gaadheen magaalada Berbera ee xarunta gobolka...
Itoobiya oo dhisaysa bakhaarro casriya oo kor u qaadaya-awooda keydka raashinka
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Guddida maareynta khatarta Masiibooyinka Itoobiya, ayaa ku dhawaaqay dhismaha bakhaarro casri ah oo kor u qaadi doona awoodda kaydka istiraatijiyadeed ee...