Itoobiya: “Waa wax lagu-qoslo hadallada kasoo yeedhay Wakiillada-Alshabaab ee dawladnimada sheeganaya..”

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Dowladda Federaalka Itoobiya, Nebiyu Tedla, ayaa jawaab kulul oo bah-dilaad ah ka bixiyay hadal hanjabaad...

Hay’adda Shaqaalaha oo fasax-gelisay shaqaalaha dowladda

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hay'adda shaqaalaha dowladda Somaliland, ayaa fasaxday shaqaalaha dowladda, munaasibadda Fasaxa Dhalashadda Nebi Maxamed (N.N.K.H) oo ku beegan beri oo Axad ah. Waxa...

Tibor Nagy oo difaacay ahmiyadda heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya

0
Washington (Hargeisa Press)- Kaaliyihii hore ee xoghayaha arrimaha dibbeda Mareykanka u qaabilsanaa arrimaha Afrika Ambassador Tibor Nagy, ayaa difaacay ahmiyadda heshiiska aqoonsiga iyo badda ee ay...

Madaxweyne Biixi, Faysal iyo Cirro oo balanqaad ka sameeyay tartanka doorashada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Saddexda musharixiin ee xisbiyada qaranka Somaliland ee ka qayb galaya Doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay dalka ka qabsoonto 13ka bisha...

Magacyada Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo la baafinayo

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Shir-guddoonka aqalka Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta baafiyay 16 Xildhibaan oo ka tirsan golaha oo aan ka soo xaadirin fadhiyadii u...

Taliyaha Ciidamada Booliska oo 365 Askari tabobar ugu soo-xidhay Dugsiga Mandheera

0
Mandheera (Hargeisa Press)- Taliyaha guud ee Ciidamada Booliska Somaliland, Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi, ayaa Dugsiga Mandheera ee Mujaahif Lixle tababar ugu soo xidhay...

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo shahaadada musharaxnimo guddoonsiiyay musharaxiinta saddexda xisbi qaran

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa maanta Musharixiinta Madaxweynaha iyo ku xigeenka Madaxweynaha ee seddex Xisbi Qaran uga qaybgalaya doorashada Madaxtooyada guddoonsiiyey Shahaadada...

Guddoomiyaha Hay`adda Shaqaalaha Dawladda ayaa hortagay guddida Arrimaha Bulshada ee Gollaha Guurtida JSL +...

0
Hargeysa (Hargeisa Press)– Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Mudane Khaalid Jamaac Qodax oo ay wehelinayeen Agaasimaha guud iyo Agaasimaha Hawl-gabka iyo Xaqsiinta, la taliyaha...

Xukuumadda Somaliland oo hal arrin ku boggaadisey dowladda Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa waxaa ay dhambaal hambalyo ah u dirtay dowladda iyo shacbiga dalka Itoobiya. Xukuumadda Somaliland, ayaana dowladda iyo shacbiga...

Maxay ka wadahadleen Wasiirka Macdanta Somaliland iyo Shirkadda Emirates Industrial?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Somaliland Abdilahi Faarax Abdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Shirkadda  Emirates Industrial Laboratory, oo ah shirkad...