Guddida Wasiirrada ee 18-ka May oo baaq u jeediyay Shacabka Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida xuska 18-ka May ee heer qaran, ayaa waxaa ay caawa ay bulshada reer Somaliland u jeediyeen dardaarankii u dambeeyay.
Guddida, ayaa...
Ciyaartoygii Kubada Cagta Afrika, Nwankwo Kanu oo Somaliland soo gaadhay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa maanta dalka Somaliland soo gaadhay weerar yahankankii caanka ahaa ee kubada cagta Afrika iyo xulka Nigeria Nwankwo Kanu, iyadoona si...
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo lagu soo dhaweeyey Gabiley
Gabiley,(HargeisaPress)– Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi wefti uu hoggaaminayey oo ay kamid ahaa Afhayeenka Madaxtooyadda JSL iyo xubno ka tirsan...
Shirkada Raven law firm Oo Ka Qaybgashay Shir Caalamiya oo ka Dhacay Dalka Rwanda...
Kigali,(HargeisaPress)– Shirkada Raven law firm oo ah shirkad bixisa adeegyada sharci oo ka dhisan Somaliland ayaa ka qayb gashay Shir caalamiya oo ka dhacay...
Wefti ka socda Wasaaradda Deegaanka Somaliland oo booqasho ku tagay Kenya
Nairobi (Hargeisa Press)- Wefti heer sare ah oo ka socday Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Somaliland oo kaashanaysa Hay’adda Action Aid, ayaa dhawaan soo...
Aqoonsiga Somaliland wuxuu fursad u yahay Beesha Caalamka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Somaliland waxay ku dhawaaqday madax-bannaani 1991 kaddib burburkii dawladdii dhexe ee Soomaaliya ee kali-taliska ahayd. Illaa iyo hadda, si rasmi ah...
Wasiirro iyo Masuuliyiin ka qaybgalay Bandhig-faneed loogu dabaal-deggayo xuska 18-ka May
Hargeysa (Hargeisa Press)- Bandhig Fanneed loogu talogalay dabaal-degga xuska munaasibada 18-ka May ee foodda innagu soo haysa, ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta...
Muuse Biixi iyo Xisbiga KULMIYE oo kulan xaasasi ah yeeshay
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxwaynihii 5aad ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay masuuliyiinta Xisbiga KULMIYE oo ka kooban Hoggaanka Xisbiga, xubno...
Dalalka Caalamka ee laga xusayo maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May
Hargeysa (Hargeisa Press)- Afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Eng. Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa sheegay in sannad guurada 34aad ee ka soo wareegtay dib ula...
Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Guddida sare ee Akaadamiga Nabadda
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo uu weheliyo Guddoomiyaha Guddida Nabadda Qaranka, ayaa maanta kulan la qaatay Guddida sare...