Ogaysiis Ogaysiis Dhul Deyr Leh Oo Iib Ah
Dhamaan waxa la ogaysiinayaa Dadweynaha Reer Somaliland in loo hayo Dhul deyr leh oo iib ah kaasoo ku yaala Xaafada Bada Cas gaar ahaan...
HAMBALYO AROOS: Naasir Yuusuf Daahir iyo Hoodo Siciid Shukri + SAWIRRO
Aabbo Yuusuf Daahir Axmed, Hooyo Caasha Aadan Yuusuf iyo caruurtooda oo kala ah. 1. Layla Yuusuf Daahir, Sayigeeda iyo Caruurtooda2. Keyse Yuusuf Daahir 3....
Muyuusigga Iyo Heesuhu Ma Xaaraan Baa? – W/: Maxamed Cabdi Daa’uud (Q.2aad)
Maxamed Cabdi daa’uudSheekh Maxamed Al-Qasaali isaga oo u jawaabaya dadka qaba in heesaha iyo muusiggu xaaraan yihiin, waxa uu yidhi: “Bal kaalaya ila eega...
Xisbiyada Mucaaridka:Sharciyad Magansatay Sharci Darro! W Q. Eng Xuseen Dayr
Xisbiyada Mucaaridku waa Golayaal Qaran oo Siyaasadeed oo uu Distoorka Qaranku dhab ahaan u jideeyey, awood buuxdana u siiyey inay qaabka hoggaamineed ee Xukuumadda...
Ogeysiis/Ogeysiis/Ogeysiis
Waxa la ogeysiinayaa dhammaan bulshada reer Hargeysa in la qabanayo munaasibadda Daahfurka Al-Jazeera Primary School (Jameeco Weyn) iyo Midawga Dugsiyada Maroodijeex, Mama Moonlight iyo...
Muyuusigga Iyo Heesuhu Ma Xaaraan Baa? W/Q: Maxamed Cabdi Daa’uud Q.1aad
Nabigeenii Suubanaa , ayaa dalka Yamanta u diray Saxaabigii weynaa ee Mucaad Bin Jabal. Ka hor intii aanu amba-bexin, ayuu Nabigu u yeedhayaa Mucaad....
Maayar Soltelco Wuxuu Ka Dhabeeyay “Hargeysoo Siraadan Waan Sugayey” By: Maxamed Wadaadyare
Dalka waxaa ka qabsoomay doorashooyinkii golayaasha deegaankaoo ahayd doorashadii ugu cuslayd ee dalka ka qabsoonta, waxaanaka qayb galay xisbiyo iyo ururo siyaasadeed. Waxa loo...
Ma Dhabaa In Maareeyaha TV Ga Qaranka Diiday In Wariye Loo Sameeyo Deegaamda Bariga...
Waxaa soo Shaacbaxaaya in manaulka guud ee tvga qaranka Somaliand diiday gabi ahaanba in wax Wariye ah loo sameeyo Degmada qoryaale oo hada ku...
DAWARSIGA CUSUB EE DARIIQU MA MID INAGU CUSUBAA ? By: Cabdilahi jante
Meeshu waa magaalada hargeisa subaxa hore ayaan ka baxay guriga si aan u tago goobta shaqo ee aan ka shaqeeyo sida caada ii ahayd...
Siyaasi Dar-jiidhay Oo Diinta Meel Kaga Dhacay Qalinkii C/raxmaan Colaad Cumar
Siyaasi darjiidhay oo diinta meelkaga dhacay, maalmihii lasoo dhaafay waxa aad loga hadlayey Magalada Hargeisa Qoraal taxxane ah oo uu qoray Maxamed C/da’uud oo...