La-taliyaha Madaxweynaha ee dhaqaalaha iyo Ganacsiga Axmed Carwo oo tacsi u diraaya qoyskii marxuumad...

0
Waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta marxuumad Sureer Faarax Cabdille ka baxdayMarxuumad SUREER waxay ku geeriyooday...

Bad-baadinta Barbaarta Dalka iyo Toosinta Dowlada W/Q Aamina Cali Muuse

0
dhamaan Akhristayaasha sharafta leh waxaan idinku Salaamaya salaanta islaamka ASALAAMU CALAYKUM WAX RAXMATULAAHI WABARAKAATU Waxaan Jecelahay  in maqaalkan si qoto dheer ugu lafa guro...

GABILAY IYO SALAL MAHA KUWO KA HOR IMANAYA QARANKAN SOMALILAND EE REER AWDAL HALA...

0
Waxa baryahan danbe soo baxaya cabashooyin ka imanaya goboka Awdal dadka ka soo jeeda oo ah lafdhabarta somaaliland haana kuwii dhidibka u taagay qarankan...

Faallo: Loolanka Muuse iyo Samaale waxa uu Noqday labadii Nin ee Bilaa Timaha ahaa...

0
Waxaa Umadda Reer Somaliland lagu Jahawareeriyay Tartan udhexeeya Shaqsiyaad Madashii ay ku Loolamayeenba aanay Gacanta ugu jirin, kuwaasi oo Saadaal aan La hubin halka...

Ururka SOLJO mawada metelaa saxaafada Somaliland?? by abdirashid osman

0
Dhamaan waxaan salaamayaa bulshada somaliland meel kasta oo ay caalamka ka joogto ,waxaanan u rajaynayaa sanadkaa sanadkiisa inay ku gaadhaan barwaaqo iyo bash bash...

Dhamaan dadka hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Maxamed Bk

0
Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress.com, Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid...

QIIL MA LAHA QUUDHSIGU BY: abdiraxmaan maxamed dheere

0
Abtirsiga iyo wax isu ahaanshuhu waa hab ururiya oo isku tola dadka afka iyo isirkuba mideeyaan ee diin iyo deegaan wadaagta ah ee soomaaliyeed....

BISA DII SOO FAHA LEEFTAY by: Aadam weli

0
Waa qormo kooban ah oo aan ku eegi doono hogaaminta  axmed maxamuud silaayo ee dhinaca siyaasada dibada oo intay xukuumadiisu  jirtay aan odhan karo...

Ogaysiin Shirweynaha 5aad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA‏

0
Ku: Xubnaha Suxufiyiinta Somaliland ee Ururka SOLJA Ku: Xarumaha Warbaahinta Somaliland ee Ururka SOLJA Xubnaha Ka Ah Uj: Ogaysiin Qabsoomida Shirweynaha 5aad ee SOLJA Dhammaan Suxufiyiinta Somaliland...

Guddidu Siyaasad Looma Xil Saarin Ee Faraha Ha Kala Baxdo, Ninkii Musharax Noqonayana Golaha...

0
Waxa aan Marka hore Salaamayaa Akhristayaasha Sharafta leh iyo Warbaahinta tixgalinta mudan ee Dalkooda u huray Maskax iyo Maalba, Intaasi kadib waxaan Maanta rabaa...