HORTA ANIGU YAAN KU XIGAY!: M-weyne ku-xigeen Cabdiraxmaan Saylici Ayaa Mar Laga Sheegay-W/Q: Mujaahid...

0
Waa Ilaahay mahadii haddii wasiir Abiib nooga markhaati furay maamul xumada iyo kacaanimada beeleysan ee taala qasriga madax tooyada, wuxuu yidhi haddii dabaakhiintu badato...

‘Madaxweyne Ishii Dhaqaalaha Haddaad Dillaaliin la Damacdo, Dee Dalkana Muqdisho Ka iibi!’ Qalinka: Mawliid...

0
Madaxweynihii Mujaahidka ahaa ee Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo wakhti badan quud-darraynayey in Shacabka Somliland mar uun u doortaan Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, waxay...

Siyaasadda u Rahman Baasaboorka Djibouti:by Muuse Daahir

0
“Horta Xuskii hore ee Afka Somaliga ee ka Dhacay Djibouti, Madaxweyne Siilaanyo isagoo maxay metelaya ayuu ka qaybgalay? Illeyn Akademiyadda Afka Somaligu waxay ka...

Madaxweyne,Waxaan Ku Leeyahay Doorashada Qabo,Marka Lagaa Helana Gelbis ku wareeji siddii Daahir” Mujaahid Cali...

0
Mujaahid cali cismaan Libaax (Cali Xaraaro) ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka ku soo fool leh,mujaahid Cali xaraaro waxa uu madaxweyne Siilaanyo u...

HAMBALYO MEHER Axmed Faarax Yuusuf Iyo Foosiya Cali Maxamed

0
Eng. Abdirisak Ismail Qalinle (Itaqile), Abdikarim Ismail Hariir (Karo), Eng. Abdirahman Fais Abdi Farah, Mustafe Sheikh Nouh Jama, Ugaas  Mustafe Mohamed Abdilahi, Mohamed Abdi...

MEHER WACAN: YUUSUF MAXAMED AXMED IYO ASMA DAUUD XAASHI

0
Maxamed Cabdi Bade( xisaabiyaha guud ee qaranka ), Ayaanle Salaad Diiriye(safiirka s.land ee Ethiopia), boqor cisman aw maxmuud ( boqor buur madaw), Axmed nuur Faahiye...

Barnaamijka “Hiilka Nebigeena (csw)” oo Culimadu soo bandhigeen: Daawasho Wacan

0
Culimada ugu waaweyn wadanka ayaa ka qayb-galay Barnaamij loogu magacdaray “Hiilka Nebigeena Muxammed (csw)”; kaasi oo loogu talogalay in ummadda Muslimiinta ah meelkasta oo...

Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Uga Dirayaa Ehelkii iyo Qaraabadii iyo Qaranka Somaliland-ba Geerida...

0
Anigoo Ah Hoodo Maxamuud Nuur (H.Garays) Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Uga Dirayaa Ehelkii iyo Qaraabadii iyo Qaranka Somaliland-ba Geerida Naxdinta leh ee Xildhibaan...

Xuquuqda Aadanaha Vs Amniga Qaranka: Kee Mudan Hal Milyan iyo Qof Dembiile ah by:Guleid...

0
Dawladdii Dhexe ee Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed waxay burburtay sannadkii 1991ki. Bulshadii Soomaaliyeed ee dalkeedu burburay dunida inteeda kale way ilawday. Qaarkood xilligaas waa isku tashadeen...

Madaxweyne siilaanyo waanu ku hanbalyeynaa Dhiiri Gelinta Iyo Mooraal Dhiska Ciidamada Kala Duwan ee...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Xukuumada uu hogaanka u hayaa waa wax lagu amaano  loogu mahadiyo oo lagu hanbalyeeyo  Habaynta...