Gabiley oo Ku Guulaysatay Finalka Koobka Gobollada Dhalinyarada Cuslaatay oo Dahabshiil Maalgeliyey

0
Gabiley (HargeisaPress) - Magaalada Gabiley ayaa si rasmi ah u martigelisay ciyaarta kama dambaysta ah ee koobka gobollada Somaliland ee dhalinyarada cuslaatay, taasoo dhex...

Xukuumadda Somaliland oo ka arrinsatey koru kaca qiimaha laydhka iyo shidaalka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland, ayaa soo qabanqaabisay kulan muhiim ah oo lagaga hadlayay sidii xal waara loogu heli lahaa kor...

Wax soo saarka Warashadaha Somaliland oo Dahabshiil Dunida gaadhsiiyey

0
Beijing (Hargeisa Press)- Kalluunka Badaha Somaliland ee sida heerka sare ah loogu warshadeeyo Berbera ee Dahabshiil Group maalgeliyey, ayaa noqday wax soo saarka Wershadaha...

Somaliland oo shir caalami ah kaga qayb-gashay South Afrika

0
Cape Town (Hargeisa Press)- Wefti ka socda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka qayb galay Shir madaxeedka Afrika ee Hydrogen-ta cagaaran oo lagu qabtay South Afrika. Dowladda...

Congress-ka Mareykanka oo la horgeeyay Xeer lagu Aqoonsanayo Somaliland

0
Washington (Hargeisa Press)- Talaabo diblomaasiyadeed oo muhiim ah, ayaa si mug iyo miisaan leh u iftiimisay suurto-galnimada aqoonsiga Jamhuuriyadda Somaliland, ka dib markii Xildhibaan...

Maxaa ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee maanta?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Fadhigii 22-aad ee Shirka Golaha Wasiirada Jammhuuriyadda Somaliland oo maanta ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland, ayaa waxaa lagaga hadlay arrimo xaasasi...

David Green oo falanqeeyay socdaalka Madaxweynaha Somaliland ku tagayo Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- David Green oo falanqeeya siyaasadda, ayaa sheegay in socdaalka Madaxweynaha  Jamhuuruyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), lagu wado inuu ku tago...

Maareeye ku-xigeenkii hore ee Dekedda Berbera oo lagu aasay Magaalada Burco

0
Burco (Hargeisa Press)- Boqolaal qof oo ka mid ah shacabka magaalioyinka Burco, Hargeysa iyo Berbera oo ay ku jiraan masuuliyiin xilal qaran haya, xildhibaanno, siyaasiyiin,...

Xisbiga Kulmiye oo shaaciyey xilliga la qabanayo Shirweynaha 5aad ee xisbiga

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Shir ay isugu yimaadeen Hoggaanka xisbiga KULMIYE, xubnaha Guddiga Fulinta iyo qaar ka mid ah haldoorka xisbiga, ayaa waxaa uu maanta...

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo kormeer shaqo ku tegay magaalada Boorama

0
Boorama (Hargeisa Press)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa kormeer shaqo ku tegay magaalada Boorama ee...