Wefti ka socda Baanka Somaliland oo shir kaga qaybgalay dalka Kenya

0
Mombasa (Hargeisa Press)- Wefti ka socday Baanka Somaliland, oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Baanka Dhexe ee Somaliland, Xamse Cabdiraxmaan Khayre, ayaa ka qayb galay...

Dallada Nagaad oo qabatey kulan ku saabsan la qabsiga isbeddelka cimilada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dallada Nagaad oo kaashanaysa Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Somaliland iyo Femnet Secretariat, ayaa maanta Magaaladda Hargeysa ku qabatay kulan deegaannada...

Wasiirka Duulista Somaliland oo Madaarka Berbera ku qaabilay wefti Mareykanka ka socda

0
Berbera (Hargeisa Press)- Wasiirka Duulista Hawada iyo horumarinta Madaarada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Fuaad Axmed Nuux, ayaa Madaarka caalamiga ah ee Berbera ku qaabilay wafti...

Wefti sare oo ka socda dalka Mareykanka oo Somaliland soo gaadhay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wefti heer sare ah oo ka socday dalka Mareykanka oo booqasho shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland, si loo xoojiyo iskaashiga amniga...

Weftigii Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo soo gabagabeeyay socdaalkii gobolada dalka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)– Wefti uu hoggaaminayey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdisalaan Maxaamuud Ducaale (Ilkacase), ayaa soo gabogabeeyay socdaal...

Xubnaha u sharraxan hoggaanka Ururka Qareenada Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Berbera

0
Berbera,(HargeisaPress)– Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa waxaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay xubnaha musharrixiinta ee u tartamaysa hoggaanka ururka...

Wasaaradda Dib-u-dejinta Somaliland iyo Hay’adda ICRC oo ka wadahadlay xaaladda Bini’aadantinimo

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Dib-u-dejinta iyo Arrimaha Bini'aadantinimada Somaliland, Saleeban Ducaale Xaaji Jaamac, ayaa maanta waxaa uu xarunta wasaaradda kullan kula qaatey masuuliyiinta...

Dagaalka Iran iyo Israel: Maxaa ka khuseeya Somaliland iyo Geeska Afrika?

0
Dagaalka u dhexeeya Iran iyo Israel haddii uu sii socdo ama fido, wuxuu noqonayaa mid aan ahayn oo keliya mid Bariga Dhexe ku eg,...

Xubnaha u sharraxan hoggaanka Ururka Qareenada Somaliland oo la shaaciyay

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu soo dhaweynayay, isla-markaana lagu shaacinayay xubnaha u sharraxan hoggaanka Ururka Qareenada Somaliland. Munaasibaddan...

Madaxweyne Cirro oo ka qayb-galay Shirweynaha Carruurta Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta ka qayb galay Shirweynaha 1-aad ee Carruurta Somaliland, oo ku soo beegantay...