Madaxweyne Cirro oo Jabuuti kula kulmay Safiiradda Ingiriiska, Itoobiya iyo Faransiiska

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo weli ku gudo jira safarkiisii shaqo ee uu ku joogay dalka Djibouti, ayaa...

SOLJA oo Boorama ku qabatey kulan lagu gorfeynayay Maareynta Aafooyinka Dabiiciga

0
Boorama (Hargeisa Press)- Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa waxaa ay maanta magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal ku qabteen kulan lagu gorfeynayay Maareynta...

Madaxweynaha Somaliland oo booqday Xarumaha Isgaadhsiinta ee Jabuuti

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo saddex maalmood ah uga bilaabmatay dalka Jamhuuriyadda...

Shirka Wasiirrada Midowga Afrika iyo Midowga Yurub oo ka furmay Brussels

0
Brussels (Hargeisa Press)- Shirkii saddexaad ee heer wasiir ee Midowga Afrika iyo Midowga Yurub, ayaa maanta ka dhacay magaalada Brussels, kaasoo lagu qiimaynayay horumarradii...

Jaaliyada Somaliland ee Edmonton oo si weyn u xusay 18-ka May

0
Edmonton (Hargeisa Press)- Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan magaalada Edmonton ee dalka Canada, ayaa si weyn u xusay sannad-guurada 34-aad ee ka soo wareegtay...

Safiya Siciid oo kasoo jeeda Somaliland oo loo doortay Maayarka Sheffield

0
Sheffield (Hargeisa Press)- Xildhibaan Safiya Siciid, ayaa loo dhaariyey inay noqoto duqa magaalada Sheffield ee dalka boqortooyada Ingriiska ee 128-aad, iyadoo taariikhda gashay inay...

Madaxweynayaasha Somaliland iyo Jabuuti oo ka wadahadlay xoojinta-iskaashiga iyo xasilloonida gobolka

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo saddex maalmood ah uga bilaabmay maanta Jamhuuriyadda...

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo ka qaybgalay Shirka ID4Africa ee Addis Ababa

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Wefti ka socda Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu hoggaaminayo Komishaneer Xuseen Cabdi Cali (Badhaani), isla markaana ay wehelinayaan...

Danjire Kayser: “Waxaa la joogaa xilligii EU-du Aqoonsan lahaayeen Somaliland”

0
Geneva (Hargeisa Press)- Danjiraha Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Midowga Yurub Kaysar Cabdilaahi Maxamed, ayaa sheegay in la joogo xilligii bulshada caalamka gaar ahaan dalalka...

Jaaliyadda Somaliland ee Norway oo si ballaadhan u xustay 18-ka May

0
Oslo (Hargeisa Press) – Jaaliyadda Somaliland ee dalka Norway, ayaa waxaa ay iskugu yimaadeen munaasibad ballaadhan oo ay ku xusayeen 34 guurada madax-banaanida Somaliland...