Agaasimaha Madaxtooyada oo Madaxweynaha ku boggaadiyay hirgelinta hoyga taariikhda qaranka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile, ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku boggaadiyay hoyga taariikhda Somaliland ee uu galabta xadhiga...

Madaxweynaha Somaliland oo xadhigga ka jaray Hoyga Taariikhda qaranka + SAWIRRO

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismaha cusub ee loo bineeyey Hoyga Taariikhda qaranka oo ay xukuumaddiisu...
Faysal Cali Waraabe

Faysal Cali Waraabe oo ka digay qorshe Jabuuti iyo Soomaaliya maleegayaan

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng, Faysal Cali Waraabe, ayaa waxaa uu si weyn uga digay weeraro Somaliland kaga iman...

Madaxweyne Biixi oo kulan la qaatay salaadiinta iyo ganacsatada gobolka Daadmadheedh

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu maanta kulan la qaatay odayaasha dhaqanka, waxgaradka, aqoonyahanka, ganacsatada iyo dhalinyarada ka soo...

Xuutiyiinta Yemen oo weerar ku qaaday markab marayay biyaha badda cas

0
Sanca (Hargeisa Press)- Kooxda Xuutiyiinta Yemen, ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar lagu qaaday markab ku gooshayay calanka dalka Liberia oo marayay biyaha badda cas, kaas...

Golaha Wakiillada Somaliland oo ansixiyay odoroska miisaaniyad-sannadeedka 2024-ka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay odoroska Miisaaniyad sannadeedka 2024-ka. Golaha oo ay ka soo xaadireen 58 Xildhibaan...

Somaliland iyo Taiwan oo xoojinaya iskaashiga labada dal

0
Taipei (Hargeisa Press)- Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland Cabdilaahi Faarax Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga dalka Taiwan, ayaa wadahadallo la yeeshay Wasaaradda Arrimaha...

“Xornimada 26 June Xamar meel ay ka soo gashaa ma jirto”

0
London (Hargeisa Press)- Guddoomiye ku xigeenka gobolka Maroodi-jeex Khadar Baaruud, ayaa khudbad ka jeediyay munaasibad lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska, taasi oo...

Itoobiya oo horumarinaysa istaraatiijiyada dhaqangelinta aagga ganacsiga xorta ee Qaaradda Afrika

0
Addis Ababa (Hargeisa Press)- Iyada oo isku dayaysa in ay ka faa'iidaysato faa'iidooyinka baaxadda leh ee ka iman kara ganacsiga qaaradda, Itoobiya waxa ay...

“Madaxda Xamar joogtaa Dhiiga Dadkooda ayay kunool yihiin” Wasiirka Ciyaaraha Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirisaaq Muuse Faarax, ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay madaxda Soomaaliya ka talisa. Wasiirka oo hadal ka...