Muxuu Madaxweyne Cirro kala soo guryo noqday Djibouti?
Hargeysa (Hargeisa Press)- Inkasta oo aan war rasmi ah laga hayn ujeedada dhabta ah ee safarka Madaxweyne Cirro ku tagay Dalka Djibouti hadana waxa...
Madaxweynaha Jabuuti oo weerar ku qaaday Imaaraadka, kana digay hal arrin
Djibouti (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa weerar culus ku qaaday dowladda Imaaraadka Carabta, isaga oo ku eedeeyay inay u adeegsanayso maalgelinteeda...
Diblomaasi sheegay in Mareykanku u deg-degayo inuu Aqoonsado Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Caddaa Al-Manaan oo Diblomaasi hore oo reer Suudaan ah isla-markaana ah xeel-dheere Axadha Afrika, ayaa sheegay in Maamulka Madaxweynaha Mareykanka Donald...
Madaxtooyada oo bog cusub ku tilmaamtay booqashadii Madaxweyne Cirro ee Jabuuti
Hargeysa (Hargeisa Press)- Afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa shaaciyay in booqashadii Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ku tagay Jabuuti toddobaadkii hore ay...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo kulamo istiraatijiyadeed la yeeshay dowladda Mareykanka
Washington (Hargeisa Press)- Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Cabdiraxmaan Daahir Aadan oo hoggaaminaya wefti heer sare ah oo dhawaan u ambabaxay magaalada Washington ee dalka...
Somaliland iyo Itoobiya oo ka wadahadlay amniga Badda-Cas iyo marinnada ganacsiga
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dowladda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dowladda federaalka ee Itoobiya, ayaa waxaa ay yeesheen wada-hadallo xaasasi ah oo ay kaga arrinsanayeen arrimo ku...
Jaamacadda Hargeysa iyo Jaamacadda Rwanda oo heshiis ku kala saxeexday Kigali
Kigali (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa, Dr. Maxamed Axmed Sulub, iyo Ku-simaha Guddoomiyaha Jaamacadda Rwanda, Assoc. Prof. Kayihura Muganga Didas, ayaa magaalada Kigali ee...
Madaxweynaha Somaliland oo dib ugu soo laabtey dalka, kadib safarkii Jabuuti
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa Jamhuriyadda Jabuuti, ayaa galabta ku...
Xildhibaannada Baarlamaanka Ingiriiska oo sheegay in Somaliland istaahisho aqoonsi caalami ah
London (Hargeisa Press)- Xildhibaan Kim Johnson oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska, ayaa sheegtay in Somaliland istaahisho aqoonsi caalamiya oo ay ku mutaysatay nabadda iyo...
Jaalliyadda Somaliland ee Dalka Tanzania oo u dabbaal-degay Xuska 18 May
Daarasalaam (Hargeisa Press)- Jaalliyadda Somaliland ee Dalka Tanzania, ayaa ku qabtay magaalada caasimadda ah ee Daarasalaam munaasibadda Xuska Maalinta Qaran ee 18 May 2025.
Waxaa...