Hargeisa (HargeisaPress)– Aqoonyahan Cabdiraxmaan Caddami ayaa walaac xoogan ka muujiyay qabsoomida doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka oo wakhtigii loo mudeeyay soo dhowdahay.
Cabdiraxmaan Caddami ayaa waxa uu dhaliilay Xisbiyada iyo Xukuumada isagoo ku eedeeyay in ay lumiyeen fursadii Doorasho lagu gali lahaa.
Dhinaca kaleCabdiraxmaan Caddami ayaa ka hadlay gudi Midowga Yurub oo wakhtigan dhex-dhexaadinaysa Xukuumada iyo Xisbiyada mucaaridka, Waxaaana uu sheegay in aanay marnaba suurto gal ahayn in Doorashadu qabsoonta xataa hadii ay heshiiyaan Xisbiyadu.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.