Booyadaha Biyaha Oo Ka Cabanaya Korodhka Qiimaha Shiidaalka

0
595

Hargaysa (HP): Waxaa weli isa soo taraysa cabashadda xoogan ee  maalmahaanba ka soo yeedhaysa gaadiidleyda kala duwan ee shacabka ee ku nool dalka ee la xidhiidha kor u kaca ku yimid qiimaha shiidaalka.

Waxaana maanta mar kale cabasho xoogan arrintaasi ka muujiyay Derawaladda ku shaqaysta Booyadaha biyaha  gaar ahaana kuwa  biyaha u soo dhaamiya magaaladda Hargaysa.

Kuwaasoo sheegay in kor u kaca ku yimid qiimaha lagu iibiyo shiidaalka ay ku soo began tahay xilia ay dalka ka taagan yihiin abaarro daran, isla markaana biyaha laga soo dhaamiyo meel aad u fog fog.

DAAWO: CABASHADDA DERAWALADDA BOOYADAHA:

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here