Wajaale, (HargeisaPress) – Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Horuminta Biyaha Oo Kormeer Ku Soo Maray Mashruuca Biyo Gelinta degmadda Tog Wajaale ee Gobolka Gabiley.
Mashruuca biyo galinta Togwajaale ayaa socday muddo dhawr sanno ah, balse hadda waxaa naga go’an in aannu muddo ku soo afmeerno oo dadka Wajaale helaan biyo nadiif ah oo ku filan.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA