“Afkaaga Oo Aan Kaa Rogin Eed Aanad Qabin, Alla Goy Baa La Yidhaahdaa,” Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Siilaanyo + Daawo Muuqaalo.

0
910

Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa khudbad uu ka jeediyay shirkii golaha dhexe ee Kulmiye wuxuu kaga hadlay arrimo door ah oo ay ka mid yihiin aragtidiisa musharaxiintii madaxweyne ee shirka qaadacay, sababaha uu uga tanaasulay doorkiisa labaad ee musharaxnimo, waxqabadka xukumaddiisa iyo arrimo kale.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here