Djibouti (Hargeisa Press)- Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa waxaa uu gordhawayd ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jabuuti.
Abiy Ahmed ayaa waxaa uu qayb ka yahay wada-hadalka Somaliland iyo Soomaaliya uga furmaya Jabuuti.
Itoobiya iyo Mareykanka ayaa dhinac ka riixaya in labadan dhinac ee Muqdisho iyo Hargeysa ay isi-soo hor fadhiistaan.
Abiy Ahmed iyo weftiga uu hogaaminayo waxaa soo dhaweeyay wasiiro iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda Jabuuti.
Hoos ka daawo muuqaalka sawirrada