Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa maanta magaalada Hargeysa aas qaran loogu sameeyey abaanduulihii hore ee ciidamada qaranka Somaliland Cabdilaahi Jaamac Alas oo ku geeriyooday magaalada hargeysa.
Waxaana aaska marxuunka maanta loo sameeyey wasiiro ka tirsan xukuumadda,xildhibaano,saraakiisha ciidamada kala duwan ee Somaliland, cuqaal iyo waxgaradka iyaga oo dhamaan alle uga baryay inuu alle janadiisa fardawsa ka waraabiyo Samir iyo imaana ka siiyo eheladii ,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay.
https://youtu.be/02wsLEg6DZE
HargeisaPress News Desk — Berbera