Aas Qaran Oo Magalada Hargaysa Loogu Sameeyey Abaanduulihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

0
1457

Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa maanta magaalada Hargeysa aas qaran loogu sameeyey abaanduulihii hore ee ciidamada qaranka Somaliland  Cabdilaahi Jaamac Alas oo ku geeriyooday magaalada hargeysa.

Waxaana aaska marxuunka maanta loo sameeyey wasiiro ka tirsan xukuumadda,xildhibaano,saraakiisha ciidamada kala duwan ee Somaliland, cuqaal iyo waxgaradka iyaga oo dhamaan alle uga baryay inuu alle janadiisa fardawsa ka waraabiyo Samir iyo imaana ka siiyo eheladii ,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay.

HargeisaPress News Desk — Berbera

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here