Aas Qaran Oo Hargeisa Logu Sameyay AHUN Marxuum Khaliil Cismaan Saban

0
779

Hargeysa(HargeisaPress)-Marxuum Khaliil Cismaan Sabban oo Aas Qaran Lagu Sagootiyay Magaalada hargeysa Eebe Naxariistii Janno haka Waraabiyo, Waxa aaska marxuumka ka soo qayb galay kumanaan dadweyne ah oo isugu jiray qaybaha kala duwan ee bulshadda, iyadoo qaarkood ay goboladda dalka ka kala yimaadeen.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here