Liverpool, (HargeisaPress) —Xaflad balaadhan oo lagu qabtay magaalada Liverpool iyadoo lagu xusayo 24 guuradii kasoo waareegtay markii ay Somaliland Dib ulasoo noqotay xornimadeedii ,Xafladan oo ay kasoo qayb galeen dhamaanjaaliysaha Somaliland ee Magaaladda Liverpool iyo nawaaxigeeda jaaliyada reer Somaliland e dalka Liverpool UK .
Xafladan oo ay goobta buuxdhaafiyeen boqolaal reer Somaliland ee degan Magaaladda Liverpool ,iyadoo goobta ay si gaar ah dhalinyaradu si gaar ah ugu soo labisteen calanka quruxda badan Somaliland, geesta kale Fanaanka Caanka ah ee Abdi Jibaar Al-Khaliji oo Jaaliyada Somaliland ee Magaaladda Liverpool Kala Qayb Galay kaasi oo si weyn uga tumay Xaflad.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com