Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Somaliland Oo Gaadhay Gabiley

0
1157

Gabiley,(HargeisaPress)—Guddoomiyaha maxkamadaa sare ee Somaliland ahna gudoomiyaha Maxkamada dastuuriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed oo ay weheliyaan Garsoorayaal, Xeer Ilaalayaal iyo qareeno, ayaa maanta gaadhay magaalada Gabiley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here