Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddiga Ololaha Xisbiga KULMIYE Ee Afar Gobol

0
2690
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa, (HargeisaPress) —Murashaxa iyo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay soo saaray guddiyada ololaha xisbigiisa ee afarta gobal ee Hargeysa, Saaxil, Awdal iyo Togdheer.

Qoraalka uu Muuse Biixi Cabdi ku magacaabay guddiyga ololaha oo aanay weli ku jirin gobalada Sool iyo Sanaag, ayaa wuxuu u dhignaa sidan:

Kadib markii aan arkay muhiimadda Guddiyadda Ololaha Gobolladu u leeyihiin habsami-u-socodka iyo hufnaanta maamulka ololaha doorashada ee Xisbiga KULMIYE, waxa loo magacaabay in xubnaha hoos ku qoran ay noqdaan Guddiyadda Ololaha Gobollada ee Xisbiga KULMIYE, laga bilaabo maanta oo ay bishu tahay 30ka September, 2017. Gobollada dhiman waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

Gobolka Maroodi-jeex:

  1. Axmed Cabdi Kijaandhe – Guddoomiye
  2. Cabdillaahi Faarax Cabdi – Guddoomiye Ku Xigeen
  3. Maxamed Iid Dhimbiil
  4. Maxamed Aw Aadan Wayrax
  5. Cabdillaahi Ismaaciil Cabdi
  6. Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro)
  7. Rashiid Axmed Diiriye (Casayr)
  8. Maxamuud Jaamac Warfaa
  9. Eng. Xusseen Ibraahim Buuni
  10. Cabdirahman Cismaan Caalin
  11. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid
  12. Cabdillaahi Cabdi Cige
  13. Maxamed Cabdi Cismaan (Jiir)
  14. Axmed Cabdi Daad (Suudi)
  15. Cismaan Cabdillaahi Hirad
  16. Yuusuf Cismaan Jaan-yar
  17. Ilyaas Xusseen Jaamac
  18. Cabdixakiim Siciid Bustaale
  19. Sitiin Xasan Jaamac
  20. Yurub Abiib Cabdi
  21. Faadumo Yuusuf Cismaan
  22. Kiin Xusseen Madar
  23. Nasra Maxamed Cabdillaahi

Gobolka Togdheer:

  1. Jaamac X. Axmed Cabdi – Guddoomiye
  2. Mustafe Maxamed Axmed – Guddoomiye Ku Xigeen

3.Xasan Cabdillaahi Axmed (Xasan Mataan)

  1. Maxamed Cabdiraxmaan Buraale
  2. Dayib Xasan Axmed
  3. Maxamuud Ismaaciil Bede
  4. Cabdillaahi Ismaaciil Faarax
  5. Mubaarak Ismail Xaaji Aadam
  6. Saleebaan Cabdi X. Cabdillaahi
  7. Yuusuf Maxamed Cariish
  8. Aadam Ciise Maxamed
  9. Faarax Ismaaciil Shire
  10. Fawsi Cabdillaahi Dirir
  11. Cabdinaasir Axmed Xirsi
  12. Maxamed Cabdillaahi Siciid
  13. Mubaarak Yuusuf Cilmi
  14. Mahad Maxamed Cawaale
  15. Cabdiqani Axmed Khaliif
  16. Mubaarak Cabdi Qaybdiid
  17. Farxaan Maxamed Cabdi
  18. Cabdi Axmed Siciid
  19. Cabdoo Axmed Aayir
  20. Xasan Cismaan Ismaaciil
  21. Deeqa Maxamed Biixi
  22. Busaad Siciid Kabadhe
  23. Xaliimo Xuseen Yuusuf
  24. Sabaad Aar Kaahin
  25. Nuura Yaasiin Cali

Gobolka Awdal:

  1. Axmed Xaaji Daahir Cilmi – Guddoomiye
  2. Maxamed Ibraahim Madaar – Guddoomiye Ku Xigeen
  3. Cabdiqaadir Daahir Axmed
  4. Axmed Yaasiin Sh. Cali Ayaanle
  5. Maxamed Cabdillaahi Obsiiye
  6. Cabdillaahi Ibraahim Habane
  7. Cabdirisaaq Waaberi Rooble
  8. Mustafe Faarax Abraar
  9. Cismaan Xasan Aw Cali
  10. Mahdi Xusseen Cadar
  11. Muuse Cismaan Dhagowayne
  12. Ayaan Cali Cumar
  13. Cali Xaamud Jibriil
  14. Khadra Ibraahim Cabdalle
  15. Cabdi Siciid Faahiye
  16. Maxamed Dayib Sh. Jaamac
  17. Nuux Daahir Camuud
  18. Mustafe Cali Nuur
  19. Maxamed Xusseen Maydhane
  20. Hibo Maxamed Dheere
  21. Rooda Cali Nuur
  22. Siraad Cabdillaahi Cilmi
  23. Deeqa Faarax Cadaawe
  24. Raxma Cabdi Dhimbiil

Gobolka Saaxil:

  1. Cabdillaahi Abokor Cismaan – Guddoomiye
  2. Maxamed Rooble Diiriye – Guddoomiye Ku Xigeen
  3. Yuusuf Axmed Maxamed (Halac)
  4. Cumar Aadan Kaahin
  5. Xusseen Jaamac Warsame
  6. Mustafe Xasan Cismaan
  7. Cabdiraxmaan Cawil Xasan
  8. Maxamed Cumar Axmed
  9. Ibraahim X. Cabdi Cilmi (Duufaan)
  10. Cismaan Cabdi Barkhadle
  11. Cali Ciise Xaaji Xirsi
  12. Yuusuf Cali Nuur
  13. Rooda Axmed Yaasiin
  14. Khadar Maxamed Taako
  15. Maxamed Cabdillaahi Cabdi
  16. Mawliid Aadan Jaamac
  17. Cabdirashiid Cabdillaahi Muuse
  18. Xaliimo Xusseen Yuusuf
  19. Maxamed Daahir Xasan
  20. Cali Jaamac Carraale (Cali Qaran)
  21. Maxamed Axmed Ismaaciil
  22. Cabdillaahi Cali Xirsi
  23. Maxamed X.Maxamuud Maxamed

Fiiro – gaar ah:  Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee Gobol kasta, waxa uu noqonayaa Xoghayaha Guddida Ololaha ee isla Gobol ka.

ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here