Suldaanka Beelaha Subeer Awal Oo Ganafka Ku Dhuftay Waftiga Ka Socda Qoomiyadda Oromada Ee Kusoo Fool Leh Somaliland Sharraxaadna Ka Bixiyay Nuxurka Qodobo Ay Kasoo Saareen

0
819

Hargeysa, (HargeisaPress) —Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa ganafka ku dhuftay waftiga ka socda Qoomiyadda Oromada ee la sheegay inay kusoo fool leeyihiin magaalada Hargeysa,waxaana uu sharaxaad ka bixiyay nuxurka qodobo ay kasoo saareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here